Wasiiru dowlaha wasaarada amniga jubbaland maxamed cabdi kaliil oo ka duulaya dardargelinta howlaha hortabinta u leh amniga deegaanadda jubbalad ayaa magacaabay saraakiisha hoos kuxusan ee guutadda 3aad ee ciidanka daraawiishta jubbaland kuwaas oo ka howlgala degmadda ceelwaaq ee Gobolka Gedo.
Halkaan hoose ka akhriso warqadda magacaabista ah