Maamulka iyo dhamaan wariyaasha warkanews.com ayaa waxaa ay ugu hambalyaynayaan umadda islaamka gaar ahaan bulshadda soomaaliyed munaasabadda ciidul fidriga.
Waxaa eebbe uga baryaynaa in dhamaan umadda soomaaliyeed uu ciidul fidrigan tan xigta uu ku gaarsiiyo nabad iyo barwaaqo iyo alle qalbigooda isku dumo.
Waxaan ummadda soomaaliyeed meel walba oo ay joogaan ugu hambalyaynaynaa markale munaasabadda Ciidul fidriga waxaana leenahay alle ha idinka aqabalo acmaasha aad samaynaysaan ee qayrka ah.