Ilaahay ha,unaxariistee kaltuun xasan jaamac iyo farxiyo xasan jaamac oo labbo gabdhood oo walaalo ah ayuu xalay mas kucunay deegaanka shinbiraale ee Gobolka Galgaduud.
Sida sawirka hoos idin kaga muuqda maskii oo ladilay labadhii gabdhoodna waa la xabaalay.