Ciidanka booliska degmadda garbohaareey ee xarunta Gobolka Gedo ayaa goordhaw xabsiga dhigay odoyaashii guurtida degmadda garbohaareey kuwaas oo dhawaan warbaahinta ka hadlay iyagoo kasoo horjeestay maamulka cusub ee jubbaland ee dowladda federaalka soomaaliya qabanqaabadiisa ka wado garbohaareey.
Gudoomiyaha guurtida degmadda garbohaareey nabadoon ibraahim wabax iyo nabadoon gooni amarkana waxaa bixiyay wasiirka amniga dowladda federaalka soomaaliya c/laahi ismaaciil shiiq fartaag.