Deegaanka Garileey ee gobolka gedo ayaa xiligaan lagu soo waramayaa in uu ka dilaacay cudurka shuban biyoodka isagoo soo ritay boqolaal qof oo dadka deegaankaas ah.
Dadka deegaanka garileey waxaa ay xiligaan u baahanyihiin gargaar degdeg ah ilaa hadana majirto cid wax ka qabatay xaalada caafimaad daro ee ka taagan deegaankaas.