Ciidamada itoobiya ee kusugan koonfurta soomaaliya ayaa laga yaabaa inay isaga baxaan kadib markii dhaqaalo loo waayay howlgalka nabad ilaalinta midowga Africa.
Kulamo dhaqaalo loogu raadinayo howlgalka ayaa natiijo la,aan kusoo dhamaaday.
Maraykanka oo dhaqaalaha bar bixin jiray ayaa iska diiday inuu sii wado taageerida howlgalka.
Ku dhawaad 10 milyan oo dayn ah ayaa lagu leeyahay howlgalka xili dhaqaalo la,aan uu wajahayo.