Waxaa hadda la badalay ciidamadii sugi jiray amniga garoonka diyaaradaha ee degmadda doolow ee Gobolka Gedo kuwaas oo ahaa ciidan itoobiyaan ah waxaana lagu badalay ciidan cusub oo kuwaas saacado ka hore kayimid itoobiya.
Si buuxda waxaa uu haatan garoonka diyaaradaha degmadda doolow gacanta uu gu jiraa ciidan itoobiyaan ah,mana jiraan ciidamo soomaaliyeed oo ka gacan siinayo amniga garoonka degmadaas.