Xildhibaanadda labadda golle ee baarlamaanka federaalka soomaaliya ee deegaan doorashadooduna tahay jubbaland ayaa xafiiska madaxwaynaha iyo kan xukuumadda ku eedeeyay shirqoolo iyo abaabul ay kawadaan xuduuda dheer ee u dhaxaysa jubbaland iyo Kenya.
Halkaan hoose ka aqriso warsaxaafadeedka