Diyaaradii ugu horaysay oo dad shacab waddo ayaa lagu wadaa muddo sanad ah kadib in maanta ka degto garoonka garbohaaray oo dhawaan lagu sameeyay dib u habayn aad u balaaran.
Dadka deegaanka ayaa si iskood ah garoonka dib u dhis ugu samaystay markii qaar kamid ah diyaaradaha ka cawdeen masaafada garoonka oo yar.