Wasiirka amniga gudaha maamulka jubbaland sareeye gaas yuusuf xuseen cisman(dhuumaal) kaasi oo ay wehlinayaan taliyaha qaybta 43 aad ee ciidanka xooga dalka iyo taliyaha ciidanka daraawiishta jubbaland ayaa maanta waxaa ay kormeer ku tageen saamaynta fatahaada ku yeelatay xeryaha ciidamada dowladda waxay ku tageen deegaanka buulo gaduud.
Wasiir dhuumaal ayaa kulan la yeeshay saraakiisha ciidanka waxayna uga warbixiyeen xaalada kajirta deegaanka.