Waxaa saaka wasaarada arimaha gudaha,federaalka iyo dib u heshiisiinta dowladda jubbaland ku qabatay degmadda beledxaawo ee Gobolka Gedo tababar ku saabsanaa xalinta khilaafaadka.
Waxaa tababarkani ka faa,iidaystay in ka badan 50 qof kuwaasi oo isugu jiray dhalinyaro,booliska iyo qaybaha kale ee bulshadda waxaana diirada lagu saaray barashada habka toolmoon ee xalinta qilaafka.