Kulankaan oo saaka ay soo qaban qaabisay hay,adda Coopi loogana hadlayay caqabadaha dumarka ka haysto ganacsiga ayaa dood wadaag arintaasi la xeriirta waxaa lagu qabtay degmadda doolow ee Gobolka Gedo.
Kulankani oo ay soo qaban qaabisay hay,adda Coopi ayaa waxaa kasoo qayb galay xubno kamid ah maamulka degmadda doolow,haweenka toddobada tuulo ee u dhaw degmadda,qaar kamid ah odoyaasha tuulooyinka,ururka hooyooyinka degmadda iyo bulshada qaybaheeda kala duwan.