Waxaa maanta degmadda baardheere ee Gobolka gedo lagu qabtay kulan looga tashanayo qaabkii loo dhisi lahaa buundada degmada oo dhawaan ay burburiyeen roobabkii ka da,ay degmadda.
Kulankani waxaa kasoo qayb galay maamulka degmadda,odoyaasha,ganacsatada iyo qaybo kamid ah waxgaradka magaaladda.
Xubnihii ka hadlay kulanka ayaa isku raacay baahida loo qabo in la dhiso Buundada,si isku tashi ahna dhaqaalo loo aruuriyo,waxaana la,isku raacay gudi dhaqaalaha uruuriya.