Wasaarada caafimaadka ee qaza ee ay xamaas maamusho ayaa waxay sheegtay in duqayn diyaaradaha Is-raa,iil ka gaysteen xerada qaxootiga ee al maqazi taas oo kaalo bartamaha marinka qasa in ay ku dhinteen ugu yaraan 70 qof.
Waxaa afhayeen u hadlay wasaarada caafimaadka xamaas uu sheegay in falkaan lagu dilay todobaatanka qofood guud ahaan tirada dhimashada ee qaza.
Dhanka kale saraakiil katirsan militariga israa,iil ayaa sheegay in ay eegayaan wararka kusaabsan weerarkan dadka badan ku dhinteen.
Dad tiradoodu tahay 10 kuwaas oo ku dhaawacmay duqaynta ayaa loola cararay cusbitaal ku yaalo xerada maqazi oo lagu magacaabo abbo al aqsa.