Taliska ciidanka nabad sugida iyo sirdoonka qaranka (NISA) degmadda beledxaawo ee Gobolka Gedo ayaa maanta waxaa sameeyeen hawlgal lagu xaqiijinayay amniga degmadda.
Waxaa hawlgalkani hogaaminayay taliyaha NISA ee degmadda beledxaawo Cabdirisaaq Maxamuud Nuur Culijoog (sanbuur)waxaana hawlgalka laga sameeyay wadooyinka soo galo xaafadaha ay ka kooban tahay degmadda.