Maamulka shabakadda www.warkanews.com waxaa uu bulshadda ku xiran uu leeyahay hambalayo hamabalyo sanadka cusub ee miilaadiga ah 01-01-2024.
Dhamaan akhristayaaasha meel kaste oo ay kaga sugan yihiin caalamka waxaan u rajaynaynaa in sanadkaan kiisa kale ku gaaraan Nabad,caafimaad qab,horumar,barwaaqo iyo Noolal taam ah inshallaah.