Maamulka iyo dhamaan shaqaalaha warkanews.com waxaa ay halkaan hambalyo uga dirayaan dhamaan muslimiinta meelkaste oo ay aduunka ka joogaan,gaar ahaan soomaalida kunool daafaha caalamka.
Dhamaanteen waxaan idin leenahay hambalyo hambalyo ciid wanaagsan,sanadkaan sanadkiisa kale ilaahey hanagu gaarsiiyo caafimaad,cibaado san,nabad,baraare iyo barwaaqo iyo bashbash ayaan idin leenahay.