Waxaa magaaladda magaaladda luuq ganaane ee Gobolka Gedo ka furmayo shirka nabadaynta beelihii ku dagaalamay degmadaas,shalay waxaa magaaladda la geeyay odoyaasha beesha macalin wayne oo banaanka magaaladda kusugnaa.
Hor usocod ataa ka muuqdo isku keenida labadda beel oo ku dagaalantay degmadaas,inkastoo markii hore labadda dhinac ay sharuudo adag ku xireen,haddana waxaa muuqato in waan-waanta ay miro dhal noqon doonto.