Jug aad culus ayaa laga maqlay degmadda beledxaawo ee gobolka gedo,dad kusugan degmadaas ayaa soo sheegayaa inay maqleen jug wayn hadana ay maqlayaan rasaas culus oo ka dhacayso dhinaca xarunta looga arimiyo degmadda beled-xaawo.
Faahfaahinta warkaan kala soco warkanews.com