Waxaa maanta dib u helay xoriyadiisa gudoomiyihii hore ee degmadda Garbohaaray ee gobolka Gedo xasan shiiq cilmi iyo siyaasiyiin ku xirnaa xabsiga degmadaas.
Shaqsiyaadkaan ayaa qayb ka ahaa dagaal ka dhacay degmadaasi labbo iyo tobankii bishaan janaayo ilaa xilgaasna waa ay xirnaayeen.