Ciidanka dowladda federaalka soomaaliya ee ku sugan degmadda ceelwaaq ee Gobolka Gedo isla markaana gadoodsanaa tan iyo shalay ayaa si hordhac ah loogu guulaystay in la xaliyo tabashadooda kadib dadaalo badan oo ay bixiyeen saraakiisha ciidanka xoogga dalka,wasiiro,xildhibaano iyo maamulka degmadaas.
Waxaana lagu wadaa in uu tago degmadaas taliyaha guutada 3 aad,ururka 301 aad ee ciidanka xoogga dalka,sababa la xeriira xaalada ka taagan degmadda ceelwaaq ee Gobolka Gedo.