Wasaaradda amniga gudaha maamulka jubbaland ayaa maanta soo saartay wargelin ku socota shirkadaha gaarka loo leeyahay ee bixiya adeegyada ilaada gaarka ah.
Wasaaradda ayaa ku wargalisay shirkadaha in wax ka beddel lagu sameeyay ruqsadii hore ee ay wasaaradu bixin jirtay isla markaana ay waajib tahay in dhamaan shirkaduhu qaataan ruqsada cusub.
Halkaan hoose ka Aqriso warqadda Wargelinta ah