Wasaarada waxbarashada hiddaha iyo tacliinta sare ee maamulka jubbaland ayaa qiima dhimis ku samaysay lacagaha khidmada ah ee laga qaado ardayda wax kabarata dugsiyada degmadda kismaayo qaar kamid ah kuwaas oo ah kuwii dhawaan ay wasaarada waxbarashadu la wareegtay.
Halka waalidka markii hore laga qaadi jiray lacag intaa ka badan ayaa laga dhigay qidmada ku xusan warqadda hoos ku lifaaqan