Qoraal ay si wadajir ah usoo saareen madaxwaynihii gore ee soomaaliya shariif sheikh axmed,ra,isul wasaarihii hore ee dalka Xasan cali khayre iyo xildhibaan C/raxmaan cabdishakuur ayay uga hadleen damaca waalida ah ee muddo kororsiga uu ku riyoonayo Xasan shiikh.
Sidoo kale qoraalka ay siyaasiyiintaan soo saareen ayay ku cadeeyeen in aysan marnaba aqbali doonin in muddo kororsi sameesto madaxwayne xasan sheikh,waxaa ayna xasuusiyeen in wixii laga dhaxlay muddo kororsigii uu horey u damaaciyay madaxwayne hore farmaajo.
Dhanka kle siyaasiyiintaan saamaynta badan leh ayaa dhanka kale taageeray soona dhaweeyay mowqifka adag uu qaatay madaxwaynaha jubbaland axmed madoobe waxaa ayna ugu baaqeen madaxda kale ee maamul goboleedyada in tareenka xasan sheikh ka haraan diyaarna u noqdaan in doorasho la qabto.
Hoos ka aqriso