Gudoomiyaha degmadda beledxaawo ee gobolka gedo cabdicasiis xareed cabdulaahi iyo kuxigeenkiisa cali aadan wehliye (cali shire) ayaa maanta degmadaas kusoo dhaweeyay xildhibaan cabdulqaadir jaylaani oo xildhibaan degmadda beledxaawo kumatalo aqalka BFS.