Waxaa hadda magaaladda Nairobi ee caasimada dalka Kenya ka furmay shir looga soo horjeedo jubbaland cusub oo ay dowladda federaalka soomaaliya sheegtay in ay ka dhisayso gobolka Gedo.
Shirka waxaa isugu yimid waxgaradka,siyaasiyiinta iyo aqoonyahanada beesha sade ee magaaladda nayroobi kusugan,wixii shirkan kasoo baxo kala soco warkanews.com.