Maamulka SSC-Khaatumo ayaa ku wareejiyay dowladda federaalka soomaaliya 25 maxbuus oo kamid ah maxaabiis lagu qabtay dagaalkii ka dhacay magaaladda Laascaanood sanadkii 2023 kuwaasi oo loo qaaday magaaladda Muqdisho.
Talaabadaan ayaa timid kadib markii ra,iisulwasaaraha xukuumadda federaalka soomaaliya xamse cabdi barre uu gobolka sool ku gaaray safar taariiqi ah oo ujeedkiisu ahaa xoojinta midnimadda iyo nabadda umadda soomaaliyeed.