Xafiiska maamulka degmadda baardheere ee gobolka gedo waxaa la wareegay xubno katirsan maamulka jubbaland,nabad ayay xafiiska degmadda ku galeen xubnahaan jubbaland.
Gudoomiyaha degmadda baardheere dowladda federaalka ah ayaa horay ugu sugnaa xarunta balse wax shaqaaqo ah ma dhicin.
Xaaladda magaalada ayaa degan waxayna baardheere cagaha la sii gashay xiisad siyaasad maadaamo horey garoonka u xirnaa.