Gudoomiyaha gobolka gedo cabdulaahi cabdi jaamac shimbir iyo ciidamo uu wato ayaa goordhaw ka degay magaaladda Garbohaaray ee xarunta Gobolka Gedo.
Cabdulaahi shimbir oo shir jiraa,id ku qabtay garoonka degmadda garbohaaray ayaa sheegay in gudoomiyeyaasha degmooyinka 48 saac gudahood inay mowqifkooda ku cadeeyaan isla markaana aysan jirin meel dhexe oo la istaago,waxaana uu sheegay in uu isaga xukumo.