Waxaa hadda degmadda beled-xaawo ee Gobolka Gedo gaar ahaan xerada ciidamada Uk ee degmadaas ka degay labbo oo helikobtar ah oo ay leeyihiin ciidamadda cirka xoogga dalka soomaaliyeed.
Xarada ayaa waxaa kusugan saraakiisha ugu saraysa ciidamada qalabka sida ee gobolka gedo iyagoona halkaasi ka wada shaqooyin muhiim u ah dadka iyo deegaanka.