Wasiirka amnigaha xukuumadda federaalka soomaaliya cabdulaahi sheikh ismaaciil fartaag ayaa goor sagootiyay wafti uu hogaaminayo madaxwayne kuxigeenka 1 aad ee maamulka jubbaland maxamuud sayid aadan kuwaas oo isugu jiro wasiiro iyo xildhibaano heer federal iyo heer dowlad goboleed waxaana ay ku baxeen daminta dagaal beeleedkii ka dhacay degmadda luuq ganaane ee Gobolka Gedo.