Waxaa hadda degmadda doolow ee Gobolka Gedo soo gaaray madaxwayne kuxigeenka koowaad ee maamulka jubbaland maxamuud sayid aadan oo maalmihii u danbeeyay ku maqnaa caasimadda itoobiya ee addisababa.
Waxaa degmadda doolow si wayn ugu soo dhaweeyay wasiirka amniga jubbaland jeneraal dhuumaal iyo maamulka degmadda doolow.