Madaxwayne kuxigeenka koowaad ee maamulka jubbaland maxamuud sayid aadan oo maalmihii lasoo dhaafay kusugnaa degmadda beledxaawo ee Gobolka Gedo ayaa u safray magaaladda Nairobi ee caasimada wadanka Kenya.
Waxaa uu maalamaha soo socda uu tagi doonaa magaaladda kismaayo.