Madaxwayne ku xigeenka 1 aad ee maamulka jubbaland maxamuud sayid aadan ayaa magacaabay guddi ka shaqayn doona abaabulka,diiwaangelinta iyo isku dubaridka qaybaha kala duwan ee ciidanka jubbaland ee ku sugan Gobolka Gedo,si loo xoojiyo dagaalka ka dhanka ah maleeshiyada kooxda al shabaab iyo difaaca maamulka jubbaland.
Halkaan hoose ka aqriso warqadda magacaabista ah