War hadda inaga soo gaaray magaaladda muqdisho ayaa xaqiijiyay in halkaas uu ku geeriyooday gudoomiye kuxigeenkii labbaad ahaana kuxigeenka madaxa maaliyada ee degmadda b/xaawo cabdulaahi cabdi aadan kaas oo ku dhaawacmay qarax maalmo ka hor ka dhacay degmadda beledxaawo ee Gobolka Gedo.
Allaha unaxariistee gudoomiye kuxigeenka ayaa kamid ah xubno katirsan maamulka degmadda b/xaawo kuwaas oo dhaawacooda loo qaaday magaaladda muqdisho.