Gudoomiyaha Gobolka Gedo ee garabka dowladda federaalka soomaaliya cabdulaahi cabdi jaamac (shimbir) ayaa gudoomiye kuxigeenka ambiga iyo siyasada degmadda b/xaawo u magacaabay Maxamed isxaaq cabdi biriq.
Halkaan hoose ka aqriso warqadda magacaabista ah