Gudoomiyaha garabka dowladda federaalka soomaaliya ee Gobolka Gedo cabdulaahi cabdi jaamac (shimbir) ayaa caawa magacaabay gudoomiyaha degmadda buurdhuubo,gudoomiye kuxigeenka amniga iyo siyaasada ee degmadda beledxaawo iyo xoghayaha iyo kuxigeenkiisa dowladda hoose ee degmadda garbohaarey.
Halkaan hoose ka aqriso warqadaha magacaabista ah