Gudoomiyaha gobolka gedo ee garabka dowladda federaalka soomaaliya cabdulaahi cabdi jaamac (shimbir) ayaa gudoomiye kuxigeenkii hore ee degmadda garbohaarey aadan siraad maxamuud u magacaabay afhayeenka Gobolka Gedo.
Halkaan hoose ka aqriso warqadda magacaabista ah