Gudoomiyaha gobolka Gedo ee garabka dowladda federaalka soomaaliya cabdulaahi cabdi jaamac (shimbir) ayaa gudoomiye kuxigeenka maamulka iyo maaliyada ee degmadda B/xaawo u magacaabay Ibraahim cabdi aadan.
Halkaan hoose ka aqriso warqadda magacaabista ah