Gudoomiyaha gobolka gedo ee garabka jubbaland maxamed xuseen isaaq ( alqaadi) ayaa warqad kasoo baxday xafiiskiia ku buriyay warqado lagu sheegay in ay sharciga baalmarsanyihiin oo uu baraha bulshada ku baahiyay gudoomiyaha gobolka gedo ee dhinaca dowladda federaalka cabdi cabdi jaamac (shimbir) taasi oo uu ku sheegay in uu isbadal ku sameeyay maareeyaasha garoomada diyaaradaha degmooyinka garbohaareey iyo bardheere.
Halkaan hoose ka aqriso warqada burinta ah