Golaha dhaqanka beesha cali maxamed (cali dheere) oo degta Gobolka Gedo ee jubbaland ayaa hadda waxaa ay soo saareen warsaxaafadeed waxaana ay si adag uga horyimaadeen isku day kasta oo wax looga badalayo maamulka degmadda Beled-xaawo ee Gobolka Gedo.
Halkaan hoose ka aqriso warsaxaafadeedka