War hadda inaga soo gaaray degmadda doolow ee Gobolka Gedo ayaa sheegya in maanta garoonka diyaaradaha ee degmadaas uu xiranayahay isla markaana aysan imaanaynin wax diyaarad ah.
Garoonka diyaaradaha degmadda doolow ayaa waxaa gacanta ku haya ciidamadda itoobiya,kuwa aan katirsanayn AMISOM.
Dhanka kale waxaa maalinkii 5 aad garoonka degmadaas ku xiran saraakiil katirsan ciidanka militariga soomaaliya.