Dowladda federaalka soomaaliya ayaa maanta fasaxday duulimaadkii doolow waxaana degmadaas ka degtay mid kamid ah diyaaradaha shacabka ay raacaan.
Waan-waan socotay ayaa laga gaaray isfaham midaas oo ay wadeen saraakiil ku hayb ah gudoomiyaha degmadda doolow ee Gobolka Gedo.
Dolwadda soomaaliyaa markii hore rabtay in askarta la fasaxo oo ay sii wataan safarkooda midaas oo uu diiday maamulka degmadda degmadda doolow ee Gobolka Gedo.
Lix qof oo isugu jirto askar iyo saraaakiil ciidan kuwaas oo maalmihii lasoo dhaafay kuxirnaa garoonka diyaaradaha degmadda doolow ayaa dib loogu celiyay muqdisho,waxaana la saaray diyaaradad halkaasi ka degtay.