Dowladda soomaaliya ayaa liiska argagixisada ku dartay siyaasi faysal cali waraabe oo taageero u muujiyay maleeshiyada kooxda Alshabaab oo gumaad ba,an ku haysa bulshadda soomaaliyeed.
Waxaa ay dowladda soomaaliya ugu baaqday beesha caalamka iyo dowladaha deriska ah in ay ka caawiyaan sidii cadaaladda loo horkeeni lahaa Faysal cali waraabe.