Askari katirsan ciidanka daraawiishta jubbaland ee ku sugan degmadda ceelwaaq ee Gobolka Gedo ayaa goor dhaw degmadaas ku dilay askari kale oo ay kawada tirsanaayeen ciidanka daraawiishta jubbaland.
Askariga dhintay ayaa marka hore dhaawac ahaan loogu qaaday magaalo xuduudeedka ceelwaaq Kenya ee ismaamulka mandera waxaana markii danbe uu u geeriyooday dhaawicii soo gaaray.