Dagaal xooggan oo u dhaxeeya ciidamadda dowladda soomaaliya iyo kuwa maamulka jubbaland ayaa ka bilowday meel u dhaxaysa raaskambooni iyo buurgaabo,sida shabakada wararka warkanews.com,goordhaw u xaqiijiyeen saraakiil hogaaminayso dagaalka.
Wararka aan helayno ayaa sheegaya in dagaal qaraar uu dhexmaray labbada dhinac waxaana dagaalka la sheegay in uu ka socdo halka loo yaqaano marnaani.
Dowladda soomaaliya ayaa dhawaan ciidamo tiro badan gaysay raaskambooni waxaana kasoo horjeestay arinkaan maamulka jubbaland.
Fahfaahinta iyo qasaaraha ka dhasha dagaalkan kala soco warkanews.com.