War hadda inaga soo gaaray degmadda beledxaawo ee Gobolka Gedo ayaa sheegaya in bam gacmeed lagu tuuray bar kontorool oo ay ku leeyihiin ciidanka booliska ee degmadaas xaduudka gaar ahaan ina baari.
Lama soo sheegin wax qasaare ah oo ka dhashay bamka la tuuray.