Madaxwaynaha maamulka jubbaland axmed maxamed islaam (madoobe) ayaa hadda safar degdeg ah ugu amba baxay magaaladda nayroobi ee dalka Kenya sida ay shabakada warkanews.com u xaqiijiyeen ilo wareedyo lagu kalsoonaan karo.
Dowladda federaalka soomaaliya ayaa maalmahaan sheegaysay inuusan axmed madoobe ka bixi karin kismaayo oo uu xbasi guri ku yahay.
Axmed madoobe ayaa dhawaan dowladda federaalka soomaaliya kaga soo adkaaday deegaanka raaskambooni.