Wasaarada arimaha gudaha,federaalka iyo dib u heshiisiinta maamulka jubbaland ayaa ka hortimid warqad shaqo ka joojin ah oo uu maanta soo saaray gudoomiyaha gobolka Gedo cabdulaahi cabdi jaamac shimbir.
Qoraal lasoo dhigay barta facebook-ga ay wasaaradu ku leedahay ayaa sidatan u qornaa.