Maamulka degmadda beledxaawo ee Gobolka Gedo ayaa go,aan adag ka qaatay xaaladihii maalmahaan ka taagnaa xadka u dhaxeeyo mandheeraa iyo beledxaawo.
Maalmihii lasoo dhaafay xadka ayaa ka xirnaa dhanka mandheeraa waxaana aad u yaraa isku socodka labada magaalo.
Berito majiri doonto wax isku socod oo labadda magaalo ah,maadaama maamulka degmadda uu go,aan cad qaatay.